Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay $150 Malyan iyo Dowladda oo ka mahadcelisay

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa deeq-bixiyaasha caalamka ku boorriyey in ay degdeg uga jawaabaan gurmadka abaaraha Soomaaliya ee ku sii socda heerka macluusha, isagoo hoosta ka xariiqay in Soomaaliya lagu gacan siiyo sidii ay khayraadkeeda uga faa’iidaysan lahayd, taasoo xal u ah soo noqnoqadka abaaraha. Shirka oo … Continue reading Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay $150 Malyan iyo Dowladda oo ka mahadcelisay